Ma u baahan tahay inaad nala soo xidhiidho?

Fadlan wac Xaruntayada Adeegga Macmiilka 1300 1coast (1300 126 278) inta u dhaxaysa 8 subaxnimo ilaa 5 galabnimo Isniinta ilaa Jimcaha (oo ay ku jiraan maalmaha ciidaha).

Haddii kale, waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa onlaynkayaga Bogga Jawaab-celinta ama u dir email centralcoast.council@cleanaway.com.au.